Artwork

תוכן מסופק על ידי United Nations Assistance Mission in Somalia. כל תוכן הפודקאסטים כולל פרקים, גרפיקה ותיאורי פודקאסטים מועלים ומסופקים ישירות על ידי United Nations Assistance Mission in Somalia או שותף פלטפורמת הפודקאסט שלו. אם אתה מאמין שמישהו משתמש ביצירה שלך המוגנת בזכויות יוצרים ללא רשותך, אתה יכול לעקוב אחר התהליך המתואר כאן https://he.player.fm/legal.
Player FM - אפליקציית פודקאסט
התחל במצב לא מקוון עם האפליקציה Player FM !

Tubta Nabadda Episode 246

45:55
 
שתפו
 
Manage episode 297631546 series 2276607
תוכן מסופק על ידי United Nations Assistance Mission in Somalia. כל תוכן הפודקאסטים כולל פרקים, גרפיקה ותיאורי פודקאסטים מועלים ומסופקים ישירות על ידי United Nations Assistance Mission in Somalia או שותף פלטפורמת הפודקאסט שלו. אם אתה מאמין שמישהו משתמש ביצירה שלך המוגנת בזכויות יוצרים ללא רשותך, אתה יכול לעקוב אחר התהליך המתואר כאן https://he.player.fm/legal.
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan diiradda ku saareynaa qaybta labaad ee Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo kulan su’aalo weyndiin ah dhalinyaro Soomaaliyeed kula yeeshay barta internetka ee Clubhouse. James Swan, ayaa ka jawabay su’aalo la xariiray kaalmada Q.M ee Soomaaliya, arrimaha siyaasadda iyo bini’aadanimada, geeddi soodka siyaasadda dalka, hannaanka doorashada, arrimaha dhalinyarada iyo qoondada haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Mowduucyada kale ee uu ka hadlay waxaa ka mid ah nidaamka federalismka, hadalada nacaeybka xambaarsan, baaritanaada Q.M ee weerarada Dorooniska Mareykanka ee Soomaaliya iyo taageerada Q.M ee dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ee wax ka qabashada cudurka COVID-19. Barnaamijka waxaa daadihinaayo Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Waad ka falcelin kartaa barnaamijka adigoo nala wadaagaya aragtidaada. Soo wac idaacada aad ugu jeceshahay si fikradaada noola wadaagtid ama ka aragti dhiibo baraha bulshada. Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye KNN, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) (bit.ly/2kljcZJ).
  continue reading

282 פרקים

Artwork
iconשתפו
 
כל הפרקים

×
 
Loading …

ברוכים הבאים אל Player FM!

Player FM סורק את האינטרנט עבור פודקאסטים באיכות גבוהה בשבילכם כדי שתהנו מהם כרגע. זה יישום הפודקאסט הטוב ביותר והוא עובד על אנדרואיד, iPhone ואינטרנט. הירשמו לסנכרון מנויים במכשירים שונים.

מדריך עזר מהיר