Isw ציבורי
[search 0]
עוד
Download the App!
show episodes
 
Artwork

1
Everyone Is...with Jennifer Coronado

Slightly Disappointed Productions

Unsubscribe
Unsubscribe
שבועי
 
The intent of this show is to engage with all types of people and build an understanding that anyone who has any kind of success has achieved that success because they are creative thinkers. So whether you are an artist, a cook, a bottle washer, or an award-winning journalist, everyone has something to contribute to the human conversation.
  continue reading
 
Artwork

1
And The Writer Is...with Ross Golan

Big Deal Music // Mega House Music

Unsubscribe
Unsubscribe
חודשי
 
Every week, we sit down with an acclaimed and venerable songwriter to intimately discuss what happens behind closed doors in the music industry. There are millions of singers, thousands of artists, and only 40 top songs per genre at a time... this podcast is about the people who make them. Produced by Joe London & Ross Golan in association with Big Deal Music & Mega House Music. And The Writer Is... ™ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Wiil 15 jir ah oo hubaysan isla markaana ku wajahnaa safaarada Israa'iil ayaa la xukumay, maxkamadda degmeda Nacka ayaa sidaa sheegtay. Baska SL ee ka hawl galo Stockholm ayaa lagu rasaaseeyay magaalada Värmdö ee dhacda bariga magaalada Stockholm. Inkastoo wasaaradda arrimaha dibadda ay kala talisay, ayaa haddane qaar badan qorsheynaya inay u safra…
  continue reading
 
Mark Rutte, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo xoghayaha cusub ee NATO. Hay'adda sadaalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar sare ee ah dab in uu ka kici karo keymaha iyo dhulka. Waxaa dhasha carruur yar oo qaba cilladda Down syndrome-ka manta markii loo barbar dhigo 20 sano ka hor.…
  continue reading
 
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiilayaasha ee Hall. Cilmi-baaraha Swedish-Iraniga ah, Ahmadreza Djalali ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilaabaya mudaaharaad cuna-joojin ah gudaha xabsiga k…
  continue reading
 
Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo tusaale ahaan, hogaamiyayaasha xisbiyada iyo madaxda kale ee bulshada ay isugu yimaadaan magaalada Visby ee gobolka Gotland. Wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda heshiis ku ga…
  continue reading
 
Today’s guest is a songwriting hall of fame who has been a fixture in the writing scene for decades. Defining and launching careers one lyric at a time, this writer has crafted anthems for Madonna, Cyndi Lauper, Whitney Houston, Heart, The Bangles, Pretenders, Linda Ronstadt, Jojo, Demi Lovato, and many more. As much as these songs launched these a…
  continue reading
 
Send us a Text Message. In this episode, we sit down with Tony Aghazarian, co-founder of Lighthouse Insight, who shares his unique journey from a diverse upbringing in Pinole, California, to an influential career in tech. Tony’s story is a testament to how a challenging childhood filled with diverse perspectives can ignite adaptability and a deep u…
  continue reading
 
Xatooyada dukaannada lagu hayo oo kor u kacday boqolkii ba 20, marka loo barbardhigo sannadkii 2021. Ciyaaraha kombiyuutarrada iyo isticmaalka aaladaha bulshada iyo natiijada iskuullada oo hooseeya ayaa isku leh saameeyn muuqata. Isticmaalka iswiidhishka ee cusbada oo aad uga sarreeya xadka maalintii loo baahan yahay in la isticmaalo oo ah 8 garaam…
  continue reading
 
Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa doonaysa iney Sweden ka furto boqol dukaan oo cusub.TT. Qoys ku dhaqan degmada Solna ayaa lagu ganaaxey 45 000 oo karoon, kadib markay carruurtooda geeyeen iskuul ku yaalla dalka Taayland, inkastoo …
  continue reading
 
Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyneya keydadkooda hubka nukliyeerka, sida ku cad warbixinta machadka iswiidhishka ee baarista nabadda ee loo soo gaabiyo Sipri.…
  continue reading
 
Labo nin oo Swedish ah ayaa la sheegay in lagu xukumay dil dalka Ciraaq. Iskuul ku yaal Malmö ayaa jabiyay sharciga takoorka. Barasaabka gobolka Kronoberg Maria Arnholm ayaa sheegtay in ay xog khaldan ku siisey warbaahinta. Hayada saadasha cimilada ee SMHI ayaa digniin jaale ah ka soo saartay roobab mahiigaan.…
  continue reading
 
Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka Norway. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo jeediyey in carruurtada'doodu u dhexeeyso 6 illaa 9 sannadood in loo loo ogolado iney qeyb ka noqdaan goobaha firaqada iskuulka dabadii. Carl Bengtstr…
  continue reading
 
David lång oo ka tagay xilka xubinimada barlamaanka Iswiidhen. Xeer ilaaliye lagu soo oogay dacwad. Tirada wicitaanada Xarunta Macluumaadka Sunta ee ku saabsan curiyaha naytrojiin oxid NO2 ama lustgas oo kordhay. Tan iyo intii boolisku hirgaliyey aaga amaanka ee xaafada Hageby ayay qabteen maandooriye.…
  continue reading
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta. Boliiska oo hoos u dhigay baaristii shilkii ey ku geeriyoodeen laba waayeel oo ka dhacay dekedda nawaaxiga Furusund magaalada Stockholm ee jasiirradaha skärgård. David Lång oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa k…
  continue reading
 
Today's guest is a multi-faceted songwriter who is as versatile as she is accomplished. Topping charts from multiple genres, this writer’s vocal chops are brilliantly unique. Her songwriting wisdom is unparalleled. She’s written with huge names from just about every genre — Drake, Miley Cyrus, Harry Styles, Kasey Musgraves, David Guetta, Nas, Panic…
  continue reading
 
Labo qof ayaa loo xidhay ka dib dilkii fanaankii rap-ka ee Gambelo. Shirkada tareenada SJ oo soo bandhigtey 200,000 tigidh xiliga xagaaga. Masraxa tiyaatarka kunguliga Opera oo lagu ganaaxay 3 milyan oo karoon oo ganaax ah. Diyaaradaha ciidamada Iswiidhen oo Gaashaanbuurta Nato la sameeyneya hawlagalo.…
  continue reading
 
Send us a Text Message. **Content Warning: This podcast contains discussions of genocide and violence and may not be appropriate for some listeners. What happens when someone with a passion for languages and cultures grows up to become a diplomatic problem-solver? Meet Cheryl Casebeer, or Casey as her friends call her, a seasoned diplomat from the …
  continue reading
 
10 qof oo dhaawac ka soo gaadhay ka dib markii gaadhiga ardaydu saarnayeen gidaarkiisu jabay. Nin rumaan la dhigay oo lagu tuhunsan yahay argagixisinimo. Qasriga boqorka oo joojiyey xafladii lagu qaban jirey qasriga. Will 22 jir ah oo lagu xukumay xabsi daa'in.על ידי Sveriges Radio
  continue reading
 
19 jir ayay maxkamadda degmada Ystad ugu xukuntay xukun xabsi daa'in ah dil uu geeystay. Ninkan ayaan qiran dembiga. Goobaha lagu dabaasho dalka ee biyahooduna tayada leeyihiin ayey tiradoodu kor u kacdey. Heyadaha oo aan ku wanaagsaneyn iney xaqiijiyaan aqoonsiga qof Sweden safar ku yimaada.על ידי Sveriges Radio
  continue reading
 
Will 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun dacwad la xidhiidha inuu laba habeen gudahood ku dilay saddex qof. Iskuul ku yaala Nörkopping oo loo xidhay sababo la xidhiidha cimilada. 13 000 oo kalkaaliye caafimaad ah ayaa xirfadda shaqada isaga tagay sababo la xidhiidha galdaloollo dhanka deegaanka shaqada.…
  continue reading
 
Subaxnimadii saaka ayuu booliisku faaruqiyay xero teendho ah oo ku taal jardiinada Lundagård, halkaas oo mudaaharaad ka dhan ah Israa'iil uu ka socday tan iyo 16-kii May. Tan iyo markay shirkadda SJ la wareegtay maamulka tareennada dusha mara ee gobolka Stockholm, kalsoonidu aad ayay u korodhay, sida uu qoray wargeeyska Dagens Nyheter.…
  continue reading
 
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka tirsan xisbiga Bidixda ee baarlamaanka ma xidhato shaalka falastiiniyiin marka ay ka doodayso aqalka Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shaqada ka ceyriy…
  continue reading
 
Loading …

מדריך עזר מהיר