Hilin TalkShow, a vibrant media program hosted by the charismatic Cawaale Deeqsi, tailor-made for the dynamic Somali youth. This show focuses on popular culture and offers a delightful mix of song commentary, entertainment segments, and intriguing interviews with young celebrities, entrepreneurs, and other notable figures.
…
continue reading
We'll be talking about awesome stories which will inspire you.
…
continue reading
1
Bulshaawi Beats - Khibrad muusig oo ka badan 20 sannadood.
43:49
43:49
נגן מאוחר יותר
נגן מאוחר יותר
רשימות
לייק
אהבתי
43:49
Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. Wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah. Wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. Barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.…
…
continue reading
1
Abwaan Weedhsame - Waraysi dhammeystiran.
1:13:16
1:13:16
נגן מאוחר יותר
נגן מאוחר יותר
רשימות
לייק
אהבתי
1:13:16
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.…
…
continue reading
1
Abwaan Axmed Gaanni - Dhakhtar jacayl iyo Dhakhtar maskaxeed
46:27
46:27
נגן מאוחר יותר
נגן מאוחר יותר
רשימות
לייק
אהבתי
46:27
Abwaan Abwaan Axmed Cabdi Xirsi (Gaanni) waa suugaanyahan hibo cajiib ah leh sidoo kale waa dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Maanka.על ידי Hilin show
…
continue reading
enjoy inspring stories
…
continue reading
This is a place where you'll be learning about inspiring stories and life concepts.
…
continue reading